Site icon Radio Daljir

Madaxweyne Gaas oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan Cabdulqaadir F Bootaan.

Garoowe, Mar 20 2017-Madaxweynaha dowladda Puntland Cabdiweli Maxamed Cali ayaa ka tacsiyeeyey geeridii kutimid xildhibaan Cabdulqaadir Faarax Bootaan oo u geeriyoodey dhaawac ka soo gaarey qarax gaarigiisa loogu xidhay.

Daljir.com

Back to Home page