Dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob, Ka qeybqaado walaal oo labax sadaqo jaari ah| (daawo)

HomeWararka

Dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob, Ka qeybqaado walaal oo labax sadaqo jaari ah| (daawo)

Kaqeyb qaado walaal dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo ay baahi wayn uqabaan buslhada degmada, taas oo daboo

Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Guddiga gurmadka abaaraha oo yaab ku tilmaamay in guddiga aan weli dhaqaale ka soo gaarin DFS (Daawo)
Farmaajo oo la kulmay Wasiirka arrimaha gudaha kenya

Kaqeyb qaado walaal dhismaha xarunta farsamada gacanta ee degmada Galdogob ee gobolka Mudug oo ay baahi wayn uqabaan buslhada degmada, taas oo daboolaysa baahiyaha xirfadaha gacanta ee ka jira deegaanka si ay u maareeyaan noloshoda iyo tan qoysaskooda.
Hadab walaal ka qeyb qaado dib udhiska xarunta farsamada gacanta ee degmada oo baxso sadqo jaariya.
kudir: Salaam bank Account number: 90062810

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0