Xoosh Docol & Abwaan Shaacir maxaa kala qabsaday? | Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? (daawo)

HomeUncategorized

Xoosh Docol & Abwaan Shaacir maxaa kala qabsaday? | Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? (daawo)

Abwaan Shaacir, Garoowe & Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? | Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa su'aal ku saabsan Alshabaab lagu weydiiyey mada

DHEGEYSO-Xildhibaan Cabdi Barre oo arrima badan kahadlay una sharaxan madaxweynaha Puntland.
Wasiir Aniso oo Shaqaalaheed Abaal-marisay
Shir uu ka qaybgalay M/weyne ku xigeenka Puntland oo ka dhacay Bossaso.

Abwaan Shaacir, Garoowe & Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? | Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa su’aal ku saabsan Alshabaab lagu weydiiyey madasha 15 aad ee PDRC waxa ayna ahayd sidan: “Haddii abwaanadii hore murtidooda wax lagu qaadan jirey oo Salaan Carrabey beelo dagaalamaya ku kala dareeriyey, idinku Abwaano ahaan Al-Shabaab ma ugu tagi kartaan ergo ahaan, oo ma oran kartaan war toloow colka joojiya?
> Xoosh Docol Curdan ayaa abwaanka su’aashaas weydiiyey

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: