Xoosh Docol & Abwaan Shaacir maxaa kala qabsaday? | Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? (daawo)

Xoosh Docol & Abwaan Shaacir maxaa kala qabsaday? | Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? (daawo)

Abwaan Shaacir, Garoowe & Madasha PDRC: Al-Shabaab Suugaan ma lagu Dayey? | Abwaan Yuusuf Shaacir ayaa su’aal ku saabsan Alshabaab lagu weydiiyey madasha 15 aad ee PDRC waxa ayna ahayd sidan: “Haddii abwaanadii hore murtidooda wax lagu qaadan jirey oo Salaan Carrabey beelo dagaalamaya ku kala dareeriyey, idinku Abwaano ahaan Al-Shabaab ma ugu tagi kartaan ergo ahaan, oo ma oran kartaan war toloow colka joojiya?
> Xoosh Docol Curdan ayaa abwaanka su’aashaas weydiiyey

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com