kiilada Hilibka Geela Garoowe waxa ay gaartay 330 kun oo shilnka Soomaaliga ah (Warbixin)

kiilada Hilibka Geela Garoowe waxa ay gaartay 330 kun oo shilnka Soomaaliga ah (Warbixin)

Garowe: Haweenka ka ganacsada Hilibka oo cabasho ka muujiyey sicir bararka

Garoowe:Haweenka ka ganacsada Hilib ka Geela ayaa baaq cabasho wax ka qabasho sicir barar u dirsaday dawlada xilli qiimaha xoolaha ay qalaan aad sare ugu kacay lana waayey dadka danyarta ah ee ku xirana ay gadan waayeen hilibka qiimaha oo siyaaday awgiis.Warbxin :Cabdi Xakiin Xusein Xasan

Posted by Radio Daljir on Thursday, October 22, 2020

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com