NISA oo sheegtay in ay qabatay kimiko laga sameeyo waxyaalaha qarxa

HomeWararka

NISA oo sheegtay in ay qabatay kimiko laga sameeyo waxyaalaha qarxa

Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan Maaddada loo yaqaanno (Sulfuric Acid) taasi oo kamid ah waxyaabaha lo

Rooble oo sheegay inay meel wanaagsan marayaan xalinta khilaafka siyaasiyinta Somaliland
Ra’isul Wasaare Rooble oo Safar Dhulka ah ku Tegey Degmada Balcad
TALEEX, SOOL: WADATASHI & ISKUTASHI BULSHO BAA HORMAR HORSEEDA

Laamaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigaan Maaddada loo yaqaanno (Sulfuric Acid) taasi oo kamid ah waxyaabaha loo isticmaalo sameynta qaraxyada.

Hay’adda Nabad sugudda iyo Sirdoonka Waranka Soomaaliyeed ee NISA ayaa qoraal ay soo dhigtay boggeeda Twitterka ayay ku sheegtay in gacanta ay ku dhigeen 79 ee madadaasi Sulfuricga ah iyo shaqsiyaadkii keenay dalka,kuwaasi oo ay sheegtay in ay u gudbinayeen maleeshiyada Alshabaab.

Hay’adda NISA ayaa sheegtay baaritaan sharci ah ay wajihi doònaan iyadoo ay iska kaashanayaan hay’adaha kala shaqeeya la dagaalanka Argagixisada.

Warkan ayaa ku soo beegmaya kadib saddex sano qaraxii ka dhacay isgoyska Zobbe kaasoo ay boqolaal ruux ku dhinteen.

Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: