HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo Khadar Cawl.

Buuhoodle, Mar 04 2017--Kulanti wanaagsan waa subaxnimo Jumce ah kusoo dhowaada barnaamijkii saaka iyo dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinayana weriye Khadar Cawal Ismaaciil.

Al-shabaab oo sheegay in saraakiil ka diileen ciidamada Seirra Leone iyo Jubba oo beeniyey
10 qof oo cudurka shubanka ugu geeriyootay degmada Qandala ee gobolka Bari.
Dawladaha Uganda iyo Burundi oo gacmo wadajir ah kusoo dhaweeyay hawl-galka Kenya ay ka wado Soomaaliya.
Buuhoodle, Mar 04 2017–Kulanti wanaagsan waa subaxnimo Jumce ah kusoo dhowaada barnaamijkii saaka iyo dunida, waxaana xarunta Daljir ee magaalada Buuhoodle kasoo jeedinayana weriye Khadar Cawal Ismaaciil.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: