Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho kaga qayb galaya Aaska AUN Marxuum Cali Khaliif Galayr

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo Muqdisho kaga qayb galaya Aaska AUN Marxuum Cali Khaliif Galayr

Garoowe: 10 October 2020: Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi u

Barakacayaasha Boosaaso oo Ka Cabanaya Qiima Kororka Barafka iyo Biyaha (Dhegayso)
RW Kheyre oo la Wareegey Hoggaanka Shirkii Madasha Amniga Qaranka
Xisbiga Himilo Qaran oo bayaan ka soo saaray Shirka Shidaalka Soomaaliya ee London

Garoowe: 10 October 2020: Ku-Simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay magaaladda Muqdisho halkaasi oo uu kaga qeybgalayo Aaska Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya AHUN Cali Khaliif Galayr.

Puntland ayaa door Muhiim ah ka qaadan doonta AUN Aaska Marxuum Cali khaliif Galayr oo ku geeriyooday dhawaan dalka Itoobiya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: