Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo shaaciyay sababtii uu ugeeriyooday Cali Khaliif Galeyr iyo Khaatumo oo ka hadashay (daawo)

HomeWararka

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida oo shaaciyay sababtii uu ugeeriyooday Cali Khaliif Galeyr iyo Khaatumo oo ka hadashay (daawo)

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr uu u geeriyooday cudurka Covid-19.

Wasiirka waxbarashada Galmudug oo Dhuusamareeb ka daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad
Khilaafka Dastuurka Federaalka iyo Dawladda Puntland(dhegayso)
Saaka & Dunida iyo Maxamed Xasan Dhalo, Daljir Garoowe (dhegayso)

Maamulka Dowlad Deegaanka Soomaalida ayaa shaaciyay in Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Khaliif Galeyr uu u geeriyooday cudurka Covid-19.

Wasiir ku xigeenka caafimaadka dowlad degaanka Soomaalida Dr, Mukhtaar Yuusuf Muuse oo ka mid ah guddi loo xilsaaray baaritaanka sababaha keenay geerida Marxuum Cali Khaliif ayaa sheegay in labadii maalmood ee ugu dambeysay uu la xanuunsanayay marxuumku covid-19.

“Naqaska ayaa ku dhegy,aad ayuuna u xanuusanay,anigoo la jooga ayay naftu ka baxday, runtii waa geeri aad u xanuun badan,” ayuu yiri Wasiir ku xigeenka caafimaadka degaanka Soomaalida.

Hadaba Gudoomiyaha baarlamaanka maamulka Khaatumo Maxamuud Sheekh Cumar Xasan oo waraysi gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa ka hadlay geeerida Cali Khaliif Galeyr iyo shaqsiyadiisa waxa uu ku xasuusto.

wariye Xasan Heykal ayuu uwaramay.

Halkan kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: