Guddiga Xuquuqda Aaadanaha ee Barlamaanka Puntland oo xabsiyadda Bosaaso kormeeray (Daawo)

Guddiga Xuquuqda Aaadanaha ee Barlamaanka Puntland oo xabsiyadda Bosaaso kormeeray (Daawo)

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Bari G/Sare Xuseen Cali Maxmauud ayaa shir jaraa’id uu ku qabtay Bosaaso faahfaahin kabixiyeey kormeer ay Xabsiyadda Bosaaso ku tageen Guddiga Xuquuqda Aaadanaha, Arrimaha Qoyska iyo horumarinta Haweenka iyo Guddiga Shuruucda iyo Cadaaladda Golaha Wakiillada Puntland.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com