Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia

HomeWararka

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub ee Somalia

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Y

Dagaal culus oo ka dhacay degaano ka tirsan Gobolka Jubbada Hoose
Caawa & Daljir iyo Axmed Shiikh Maxamed “Tallman” Daljir Bossaso (dhegayso)
Mareykanka iyo Ruushka oo heshiis ka gaaray Suuriya

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kulan gaar ah la qaatay safiirka Midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb. Nicolás Berlanga Martinez.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay xoojinta sidii loo dhaqaajin lahaa taageerida mashaariicda kala duwan ee ka socda Caasimadda, gaar ahaan dhaqaalaha, dib-udhiska iyo horumarinta nolasha dadka Barakacyaasha ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: