Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo gaaray (Sawiro)

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Gaalkacyo gaaray (Sawiro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah kusoo gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobo

Hay’adda FAO oo sheegtay inay yaraatay xawaaraha dufaanta GATI
Kismaayo lagu xiray Taliye Dowladda u magacday Jubbooyinka
Nuxurka war-murtiyeedka Wada hadalkii madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Burundi

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo Wafdi uu Hoggaaminayo ayaa safar dhulka ah kusoo gaaray Magaalada Gaalkacyo Xarunta Gobolka Mudug.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa magaalada Galkacyo waxaa si diirran ugu soo dhaweeyey Maamulka iyo shacabweynaha Degmadda iyo Xubno ka tirsan goleyaasha Dowladda Galmudug.

Madaxweynaha waxaa socdaalkan ku wehlinayay wasiirka arrimaha Gudaha, dib u heshiisiinta iyo Fedaraalka Cabdi Maxamed Jaamac Waayeel, wasiirka Dekadaha iyo Kalluumeysiga, xildhibano ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo Xeer ilaaliyaha Guud ee Galmudug Cabdicasiis Nur.


Diwaanka wararka
Warbaahinta Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: