WARBIXIN: Ayax ku habsaday dhuldaaqsimeedka Taleex

HomeWararka

WARBIXIN: Ayax ku habsaday dhuldaaqsimeedka Taleex

in ka badan 8 dooxo oo kamid ah dhuldaaqsimeedka Taleex gaar ahaana Dhidarka, Guryasan, Barqaaqo, Jalabuto, Bahale, Xundhur-Geel & qaar kale ayuu bur

Saaka & Dunida iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Buuhoodle (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Warka Arooryo iyo cXakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)

in ka badan 8 dooxo oo kamid ah dhuldaaqsimeedka Taleex gaar ahaana Dhidarka, Guryasan, Barqaaqo, Jalabuto, Bahale, Xundhur-Geel & qaar kale ayuu burburiyey Ayaxu, Masuuliyiinta Hay’ada maxaliga ah ee Baxanaaninta, Horumarinta & Awoodsiinta bulshada (Social Empowerment Rehabilitation and Development Organization|) loona soo gaabiyo SERDO ayaa kormeeray qaar kamid ah dooxooyinka uu hadda fadhiyo Ayaxan tirada badan ee hoostaga Taleex

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: