HomeUncategorized

Xafladda caleema saarka Farmaajo oo maanta Muqdisho kadhacaysa.

Muqdisho, Feb 22 2017-Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni ee Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhaceysa Munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).

Kofi Annan oo ka digay dagaal sokeeye oo ka bilaabma dalkaasi Suuriya
Soomaaliland oo qaadacday go’aankii shirka madasha.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir Xarunta Buuhoodle 08 07 2016.

Muqdisho, Feb 22 2017-Magaalada Muqdisho gaar ahaan xarunta Ciidanka Cirka Afasiyooni ee Magaalada Muqdisho maanta waxaa ka dhaceysa Munaasabad lagu caleemo saarayo Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Maxamed (Farmaajo).

Munaasabada Caleemo Saarka ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madax ka socota Dalalka Afrika, gaar ahaan kuwa deriska la’ah Soomaaliya, Xubnaha Beesha Caalamka, Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada qaar, Madaxweynaha Maamulka Gobolada Dhexe ee Dalka Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan iyo marti sharaf kale.

Dhanka kalena Munaasbadan ayaa waxaa ka qeyb geli doona Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud, sida uu qorshuhu yahay.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: