Soomaaliland oo qaadacday go’aankii shirka madasha.

Hargeysa, Aug 10 2016–Xukuumadda Soomaaliland ayaa waxa ay kahortimid go’aankii madaxda Soomaalidu ay shalay ku gaareen magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya, sida uu sheegay wasiirka warfaafinta maamulkaasi oo warbaahinta lahadlay.

Maamulka Soomaaliland waxa uu sheegay in Soomaaliland aysan ka tirsanayn Soomaaliya aysana qusayn go’aamada kasoo baxay shirkii dhowaan kadhacay magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya.


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com