HomeUncategorized

AKHRISO-Madaxweynaha Hirshabeelle oo ku dhawaaqay golihiisa wasiirada.

Jowhar, Feb 20 2017-Cali Cabdulaahi Cosoble Madaxweynaha MaamulkaHir-shabelle ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah.

Qaar kamid ah ururo Siyaasadeedyadda Puntland oo qaadacay ka qaybgalka doorasho bilaa diiwaan ah.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada iyo Xuseen Madar.
DHEGEYSO-Warkii fiidnimo ee Daljir iyo Weriye Kooshin.
Jowhar, Feb 20 2017-Cali Cabdulaahi Cosoble Madaxweynaha MaamulkaHir-shabelle ayaa goor dhow ku dhowaaqay golaha wasiirada dowladiisa iyadoo laga sugayay muddo saddex bilood ah.

Xubnaha wasiirada ee la magacaabay ayaa badankood waxa ay yihiin xildhibaanada Hir-shabelle waxana ay ka kooban yihiin 23 wasiir, 23 wasiir ku xigeen iyo 6 wasiiru Dowle.

AKHRISO

1-2 2-2 3-2 4-4

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0