Muqdisho: diyaarad xamuul oo ku burburtay garoonka Aadan Cadde

Muqdisho: diyaarad xamuul oo ku burburtay garoonka Aadan Cadde

Diyaarad siday xamuul iyo dad kooban oo rakaab ah ayaa goordhawyd ku burburtay garoonka diyaaradaha Magaaladda Muqdisho sida uu soo sheegayo wariyaha Warbaahinta Daljir ee Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi.

Wararka ayaa sheegaya in diyaaradda aheyd nooca xamuulka qaadda, islamarkaana xilli ay kusii jeeday Beledweyne ay cilada ku timid.

waxaa dhaawac uu soo gaaray 3 qof oo diyaaradda saarna,waxaana hadda diyaaradda laga dheehan karaa burbur xoogan oo soo gaaray.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com