Madasha xisbiyada oo ku baaqday in Saamileyda Siyaasadda qeyb ka noqdaan guddiyada doorashada

Madasha xisbiyada oo ku baaqday in Saamileyda Siyaasadda qeyb ka noqdaan guddiyada doorashada

Madasha Xisbiyada Qaran ayaa soo dhoweysay qodobadii ka soo baxay shirkii lagu qabtay magaalada Muqdisho kaasi oo laga soo saaray qodobo la xiriira arrimaha doorashooyinka dalka.

War saxaafadeed ka soo baxay Madasha Xisbiyada Qaran ayaa lagu sheegay in Madashu ay soo dhoweyneyso heshiiska laga gaaray qaabka ay u dhacayso doorashada dalka isla markaana ay ku baaqeyso in laga qeybgaliyo saamileyda siyaasada dalka guddiyada doorashooyinka.

Sidoo kale Madasha ayaa ku baaqday in la sameeyo guddiga xalinta khilaafaadka isla markaana kormeerayaal caalami ah ay goobjoog ka noqdaan xubnaha ku metelaya gobolada waqooyi ee dalka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com