Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

HomeWararka

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu Kulan kula qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya mr. St

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo QM ugu baaqay in cuno qabataynta hubka la qaado
Warka DDM iyo Wariye Xaawo Axmed Maxamed (Daawo)
Aragatida Waxgaradka iyo qaybaha kale ee Bulashada Burtinle Dagaalki Shalay ka dhacay Garowe

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu Kulan kula qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya mr. Staffan. Wuxuuna uga warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Galmudugta cusub gaar ahaan arrimaha dib uheshiisiinta, amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Safiirka ayaa soo dhaweeyay waxqabadka Galmudug mudadii ay dhisneed.

Madaxweynaha ayaana uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee Dowladda Sweden la garab taagantahay Galmudug iyo Soomaaliyaba.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: