Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho kula kulmay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya

Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye ayaa maanta magaalada Muqdishu Kulan kula qaatay Safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya mr. Staffan. Wuxuuna uga warbixiyay waxyaabihii u qabsoomay Galmudugta cusub gaar ahaan arrimaha dib uheshiisiinta, amniga iyo horumarinta dhaqaalaha.

Safiirka ayaa soo dhaweeyay waxqabadka Galmudug mudadii ay dhisneed.

Madaxweynaha ayaana uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee Dowladda Sweden la garab taagantahay Galmudug iyo Soomaaliyaba.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com