Robaab khasare geeystay oo ka da’ay degmadda Rakoraaxo ee gobalka karkaar (dhegayso)

HomeWararka

Robaab khasare geeystay oo ka da’ay degmadda Rakoraaxo ee gobalka karkaar (dhegayso)

Roobab iyo dabaylo gaystay khasaare ayaa ka da'ay degmada Rakoraaxo ee gobolka Karkaar. Guddoomiyaha degmada Rakoraaxo ayaa warbaahinta Daljir u sh

Madaxweyne Deni oo ka hadlay geerida Wasiirkii Hore Amniga Puntland
BOSSASO: Hadalejeedi: Maxamed maxamuud oo ka mid ah xubnaha urur siyaasadeedka.Mustaqaal.
Madaxweyne Xasan sheekh oo kulamo ka bilaabay dhuusamareeb

Roobab iyo dabaylo gaystay khasaare ayaa ka da’ay degmada Rakoraaxo ee gobolka Karkaar.

Guddoomiyaha degmada Rakoraaxo ayaa warbaahinta Daljir u sheegay in haweenay da’ ahayd ku geeriyootay roobka, gaari nooca kabta buudka uu ku dhacay hanqar, inkastoo aanay dad saarnay, sidoo kalle waxaa uu sheegay sadex meelood laba meel in guryihii magaalada dumeen.

Guddoomiyaha ayaa sheegay inay jiraan tiro ari ah oo ku baqtiyay roobabkaasi, waxaana xalay dadkii guryaha ka dumay ay ku hoydeen dugsi ku yaala magaalada iyo deegaanka Duudhooyo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: