Guddiga joogta ee aqalka sare oo warbixino ka dhegaystay gudiga dib u eegista dastuurka (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga joogta ee aqalka sare oo warbixino ka dhegaystay gudiga dib u eegista dastuurka (dhegayso)

Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare ku yeeshay kulankiisa 5aad ee Kalfadhiga 7aad, ayada oo uu Ajendahu ahaa dhageeysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka. Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.

Madaxweyne indhasarcaadku talo ma ahee bal mar kale talo isugu noqo!
Dilalka Soomaalida loogu geysanayo dalka Koonfur Afrika oo kordhay
Saaka & Dunida iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)

Guddiga Joogatada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Aqalka Sare ku yeeshay kulankiisa 5aad ee Kalfadhiga 7aad, ayada oo uu Ajendahu ahaa dhageeysiga Warbixinta Guddiga Dib-u-eegista Dastuurka.

Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho ka soo diray.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: