Puntland oo Shaacisay Dadkii Qaraxa u gaystay Gudoomiyihii hore gobolka Mudug (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo Shaacisay Dadkii Qaraxa u gaystay Gudoomiyihii hore gobolka Mudug (dhegayso)

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Mudug ayaa Socdaal uu tobaadkan ku tagay Degmada Jariiban wuxuu halkaasi ku qabtay Shir looga hadlayey amniga gobolka Mud

Ciidamada madaafiicda gobolka Cayn oo gaaray jiidda hore ee Sool
Golaha Axsaabta Siyaasadda ee DDS: “Soomaali sharaf leh oo aan daneheeda u daba fadhiyin cid kale, saamigeedana ka hesha dowladda Itoobiya”
Amniga gobolka Mudug oo laga shiray

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Mudug ayaa Socdaal uu tobaadkan ku tagay Degmada Jariiban wuxuu halkaasi ku qabtay Shir looga hadlayey amniga gobolka Mudug wuxuuna shirkaasi kusoo bandhigay halka laga keenay iyo Cida Gaystay Qaraxii lagu dilay Gudoomiyhii hore ee gobolka Mudug iyo Ilaaladiisa.

Wariye Abdikhayr MAxamed Jaamac oo degmada Jariiban inooga soo Warama ayaa warbixintan ka diyaariyey.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: