Puntland oo Shaacisay Dadkii Qaraxa u gaystay Gudoomiyihii hore gobolka Mudug (dhegayso)

Puntland oo Shaacisay Dadkii Qaraxa u gaystay Gudoomiyihii hore gobolka Mudug (dhegayso)

Gudoomiyaha Cusub ee gobolka Mudug ayaa Socdaal uu tobaadkan ku tagay Degmada Jariiban wuxuu halkaasi ku qabtay Shir looga hadlayey amniga gobolka Mudug wuxuuna shirkaasi kusoo bandhigay halka laga keenay iyo Cida Gaystay Qaraxii lagu dilay Gudoomiyhii hore ee gobolka Mudug iyo Ilaaladiisa.

Wariye Abdikhayr MAxamed Jaamac oo degmada Jariiban inooga soo Warama ayaa warbixintan ka diyaariyey.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com