Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 6aad | dhegayso)

HomeWararkaMaqaalo Kale

Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 6aad | dhegayso)

Kor-u-qaadista anshaxa suuban ee ardeyda iyo dhaqamada wanaagsan iyadoo ardeyda lagu dhiirigelinayo in ay ixtiraamaan ardayda kale, macallimiintooda iyo dhamaan bulshadooda. Todobaadkan Barnaamijka waxaan mar kale diirada ku saarayna anshaxa suuban ee ardayda iyo kahortagga dhibaha ka imaan kara jirdilka iyo ciqaabta ardeyda loo geysto. Hoos kaga bogo.

Daryeelka Qoyska & la Tacaalka Dhibaha Karoonaha COVID-19 (Taxanaha 4aad | dhegayso)
War-Murtiyeedka laga soo saaray Shir Waynaha Shaqa abuurka Dhalinyarada Puntland
Muuqaalka Bulshada ee Radio Daljir: Qiimaha Waxbarashada iyo duruufaha dhaqaale ee Puntland (dhegayso)

Kor-u-qaadista anshaxa suuban ee ardeyda iyo dhaqamada wanaagsan iyadoo ardeyda lagu dhiirigelinayo in ay ixtiraamaan ardayda kale, macallimiintooda iyo dhamaan bulshadooda.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan mar kale diirada ku saarayna anshaxa suuban ee ardayda iyo kahortagga dhibaha ka imaan kara jirdilka iyo ciqaabta ardeyda loo geysto.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: