Site icon Radio Daljir

Anshaxa Ardeyda & Kahortagga Dhibaha Jirdilka iyo Ciqaabta Ardeyda lala Beegto (Taxanaha 6aad | dhegayso)

Kor-u-qaadista anshaxa suuban ee ardeyda iyo dhaqamada wanaagsan iyadoo ardeyda lagu dhiirigelinayo in ay ixtiraamaan ardayda kale, macallimiintooda iyo dhamaan bulshadooda.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan mar kale diirada ku saarayna anshaxa suuban ee ardayda iyo kahortagga dhibaha ka imaan kara jirdilka iyo ciqaabta ardeyda loo geysto.

Hoos kaga bogo.

Barnaamijka Adkaysi Dhiska Waxbarashada Gabdhaha RI Talk Show by Radio Daljir

Exit mobile version