Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland

HomeWararka

Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatay Guddiga KMG ah ee doorashooyinka Puntland

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland. Mada

Taleex: Shacabka & Dawlada Puntland oo kulmay (daawo)
DHEGAYSO Barnaamijkii Caawa & Daljir iyo Maxamed Lakiman
Agaasimaha howlaha Guud ee dowladda oo hoose oo kawarbixiyeey diwaangalinta gadiidka dadweynaha (dhegayso)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa caawa kulan la qaatay Guddiga Ku-meel-gaarka ah ee Doorashooyinka Puntland.

Madaxweynaha oo warbixin ka dhegaystay Guddiga ayaa bogaadiyey shaqada wanaagsan ee u qabsoomtay, waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay halkaasi kasii wadaan.

Madaxweyne Deni waxaa ka go’an hirgelinta nidaamka xisbiyada badan oo hadda meel wanaagsan maraya, Xukuumaduna waa garab taagantahay Guddiga, iyadoo la illaalinayo madax banaanidooda.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: