CAABUDWAAQ: Maanta, Shalay & Marxaladihii Korriimo | Taariikhda Degmada

HomeWararka

CAABUDWAAQ: Maanta, Shalay & Marxaladihii Korriimo | Taariikhda Degmada

CAABUDWAAQ: Maanta, Shalay & Marxaladihii Korriimo | Taariikhda Degmada #CAABUDWAAQ ee Gobolka Galguduud | Barnaamij TaariikhI ah oo ka Warramaya Asaaskii Degmada Caabudwaaq, Marxaladaheedii Korriimo ee ay soo martay iyo maanta heerka ay joogto | Abdifatah Omar Geddi ayaa soojeedinaya.

Wargalin kasoo baxday Guddiga Xalinta Khilaafaadka iyo qabashada codsiyada oo maanta bilaabatay.
Shirkii Golaha Wasiirada Somaaliya oo looga hadlay Doorahooyinka iyo Amniga dalka
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo xukun ku riday Burcad dhac geystay

CAABUDWAAQ: Maanta, Shalay & Marxaladihii Korriimo | Taariikhda Degmada #CAABUDWAAQ ee Gobolka Galguduud | Barnaamij TaariikhI ah oo ka Warramaya Asaaskii Degmada Caabudwaaq, Marxaladaheedii Korriimo ee ay soo martay iyo maanta heerka ay joogto | Abdifatah Omar Geddi ayaa soojeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • ahmed farah 4 years ago

    Waa ku mahadsan tihiin Daljir sida muga leh ee aad noogu soo gudbiseen Warbixinta Magaalada caabudwaaq oo ah halkii aan ku dhashay. Waxaan rajeynayaa inay dad aan ku jiro ay u ahayd hurdo ka toosid magaaladaas oo 1981 ay iigu dambaysay inay sidaa u kortay, hase ahaatee ay u baahan tahay hawlo baaxad weyn . Mahadsanidiin markale. Allaha miizaankiina xasanaadka idiinku ku daro oo khayr iyo barakooba insha allah

DISQUS: