Aqoonyahan Cabdulaahi Khaliif oo ka hadlay shirka dhuusamreeb 3 (dhegayso)

HomeWararka

Aqoonyahan Cabdulaahi Khaliif oo ka hadlay shirka dhuusamreeb 3 (dhegayso)

Aqoonyahan Cabdulaahi Khaliif Faarax oo kamid ah waxgaradka degmadda Burtinle oo warbaahinta Daljir Waraysi siyeey ayaa ka hadlay shirka dhuusamareeb

Saaka & Dunida iyo Xasan Heykal, Daljir Garoowe (dhegayso)
GAROWE: Golaha Wasiirada Puntland oo ka shiray Amniga & Abaaraha
Wasiirka amniga Galmudug oo la kulmay dhalinyaro dagaal la galay Alshabaab

Aqoonyahan Cabdulaahi Khaliif Faarax oo kamid ah waxgaradka degmadda Burtinle oo warbaahinta Daljir Waraysi siyeey ayaa ka hadlay shirka dhuusamareeb oo ay kamaqanyihiin Madaxda dowlad gobaleedyada Puntland iyo Jubbaland.

Cabdulaahi ayaa sheegay in shirkaas Puntland shaki ay ka muujisay siday wax u socdaan Beesha caalamkana dalbatay in la damanaad qaado wixi ka soo baxa.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • abti yariisoow 4 years ago

    lasocda hadi loo ogolaado in uu sidaa ku socdo kuna dhamado shirka waxa uu isu sharaxayaa in uu noqdo dowlad hal ila leh sida tii adeerkii dad badan baa ku raacsan sidaa foosha xun soo ka digtoonaada in badan groub kas

DISQUS: