WAREYSI: Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay sanadkan dugsiyada Sare  dhameeyey

HomeWararka

WAREYSI: Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay sanadkan dugsiyada Sare dhameeyey

“Waxaan maqlay hore gabadh inaysan kaalinta Koowaad gelin, waxaa la dhihi jirey Wiilashaa Gala, Gabdho ma galaan, maanta waxaan rumaynayaa Wiilal & gabdho inaan farqi u dhaxayn meel kastoo wiil gaadhana ay gabadhu gaari karto,” Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay Ardayda sanadkan dugsiyada Sare ee Puntland ka baxaya. Hoos kaga bogo Waraysiga

Warka Fiidnimo iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buuhoodle (dhegayso)
Caawa & Daljir iyo Khadar Cawl Ismaaciil, Daljir Buhoodle (dhegayso)
Yaa dilay Xildhibaan Sir David Amess?

“Waxaan maqlay hore gabadh inaysan kaalinta Koowaad gelin, waxaa la dhihi jirey Wiilashaa Gala, Gabdho ma galaan, maanta waxaan rumaynayaa Wiilal & gabdho inaan farqi u dhaxayn meel kastoo wiil gaadhana ay gabadhu gaari karto,”

Maryan Cabdikariin Axmed |Gabadha kaalinta Koowaad u gashay Ardayda sanadkan dugsiyada Sare ee Puntland ka baxaya.

Hoos kaga bogo Waraysiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: