Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo shir gudoomiyeey Kulanki Amniga

HomeWararka

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo shir gudoomiyeey Kulanki Amniga

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Jubbaland oo bishii

Xiliga ay dhacayso doorashadda gudoonka Barlamaanka Koonfur galbeed oo la shaaciyeey
Xaaladda Nololeed ee Qoysaskii Ka Barakacay Duufaantii Caluula (dhegayso)
MadaxweyneFarmaajo oo ku baaqay in aan waxba laga badalin heshiiskii 17 September (daawo)

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ahna ku simaha madaxweynaha mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay shirka amniga Jubbaland oo bishiiba mar qabsooma.

Shirkan waxaa goobioog ahaa madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland Suldaan Cabdiqaadir Xaaji Maxamuud iyada oo ay shirka ka soo qayb galeen xubno ka tirsan golaha wasiiradda Jubbaland, saraakiisha ciidanka Jubbaland, la taliyeyaal dhanka amniga ah iyo saraakiil ka socotay hawlgalka nabad ilaalinta ah ee AMISOM.

Shirka waxaa lagaga wada hadlay xaalada guud ee amni ee Jubbaland waxaana warbixinno laga dhagaystay taliyayaasha qaybaha ee ciidanka Jubbaland, kuwa xoogga dalka iyo kuwa nabad ilaalinta ah ee AMISOM

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: