Puntland oo beenisay in diyaarad Qaad waday oo laga celiyeey hawadda Somaaliya (dhegayso)

HomeWararka

Puntland oo beenisay in diyaarad Qaad waday oo laga celiyeey hawadda Somaaliya (dhegayso)

Puntland ayaa guud ahaan beenisay in laga celiyeey hawadda Somaaliya diyaarad Jaad/Khaad u siday degaanada Puntland,taas oo laga lahaa dalka kenya.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo kormeeray Garoonka Aadan Cadde
Alshabaab oo weerartay fariisimo ay ciidamada dowlada ku leeyihiin Aw-dheegle
Duqa Cusub ee Garoowe: “Waxaan wax ka baddali doona cabashadda Shaqalaha Dowladda Hoose” (Daawo)

Puntland ayaa guud ahaan beenisay in laga celiyeey hawadda Somaaliya diyaarad Jaad/Khaad u siday degaanada Puntland,taas oo laga lahaa dalka kenya.

Wasiirka duulista hawadda iyo garoomadda Puntland Ilyaas Cismaan oo Waraysi sinayeey Radio Daljir ayaa sheegay in Puntland aan laga celin diyaarad qaad siday sida uu sheegay wasiirku.

Wuxuu sheegay kenya in dhawaan dulimaadyadii caalamiga ahaa ay fasaxday marka laga reebo wadamada qaar oo Somaaliya ku jirto,taas oo sababtay in maanta dib loo celiyo diyaarado Qaad u siday magaalooyinka Gaalkacyo,Bosaaso iyo Qardho.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: