Wararkii ugu dambeyeey ee shirka dhusamareeb (Daawo)

HomeWararka

Wararkii ugu dambeyeey ee shirka dhusamareeb (Daawo)

Shirkii madaxda Soomaalida oo si Googoos ah uga socdey magaalada Dhuusamareeb ayaa la filayaa inuu soo xirmo xili la sugayey munaasibad balaaran oo lagu furo. Cabdixakiin Macallin Axmed oo ka mid ah golaha shacabka Soomaaliya ayaa Radio Daljir uga waramay shirkan & waxyaabaha laga hadlay ilaa hadda. Hoos kaga bogo.

Maamulka degmadda dhuusamareeb oo Amar culus kusoo rogay Gaadiidleyda
Xulashada Daljir iyo Ayaanle Cabdullaahi Jaamac, Daljir Caabudwaaq (dhegayso)
Daljir & BBCMA: Baraarugga Haweenka – Taxanaha 15aad (Xaawo Axmed iyo Maxamed Xasan Dhalo – dhegayso|daawo)

Shirkii madaxda Soomaalida oo si Googoos ah uga socdey magaalada Dhuusamareeb ayaa la filayaa inuu soo xirmo xili la sugayey munaasibad balaaran oo lagu furo. Cabdixakiin Macallin Axmed oo ka mid ah golaha shacabka Soomaaliya ayaa Radio Daljir uga waramay shirkan & waxyaabaha laga hadlay ilaa hadda.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: