Wararkii ugu dambeyeey ee shirka dhusamareeb (Daawo)

Wararkii ugu dambeyeey ee shirka dhusamareeb (Daawo)

Shirkii madaxda Soomaalida oo si Googoos ah uga socdey magaalada Dhuusamareeb ayaa la filayaa inuu soo xirmo xili la sugayey munaasibad balaaran oo lagu furo. Cabdixakiin Macallin Axmed oo ka mid ah golaha shacabka Soomaaliya ayaa Radio Daljir uga waramay shirkan & waxyaabaha laga hadlay ilaa hadda.

Hoos kaga bogo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com