HomeUncategorized

DHEGEYSO-Darawiil gaadiidkoodii ku xaniban yahay Xarfo oo cabanaya.

Xarfo, Dec 31 2016-Darawaliinta isaga gooshata Gobolada Dalka Gaar ahaan Gaadidka Xamuulka ayaa Waxa ay kacabanayan Canshur kordhin lagu Samaeeyay Alaabta saaran Gaadiidka ay Wadaha kayihiin oo Horay loogu soo can shuuray Dekeda Bosaaso.

Waftiga dawladda Puntland ee ku sugan Galkacyo oo kulan la yeeshay madaxda hay?adaha samafalka. [Akhris …]
DHEGEYSO-Sarkaal kasoo goostay Alshabab oo lasoo bandhigay
Maalinta xorriyadda saxaafadda Aduunka oo maanta laga xusay Puntland[DHAGAYSO]
Xarfo, Dec 31 2016-Darawaliinta isaga gooshata Gobolada Dalka Gaar ahaan Gaadidka Xamuulka ayaa Waxa ay kacabanayan Canshur kordhin lagu Samaeeyay Alaabta saaran Gaadiidka ay Wadaha kayihiin oo Horay loogu soo can shuuray Dekeda Bosaaso.
 

Gawaaridan oo sida Bagaashka noocyadiisa kala Duwan oo gaaraya kudhawaad 30 Gaari ayaa kuxaniban Duleedka Dagmada Xarfo ee Gobolka Mudug, Hadaba Qaar kamid aha Darawalada ayaa lasoo xiriiray Radio Daljir Wariye Xasan Heykal ayay uwarameen.

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: