HomeUncategorized

DHEGEYSO-Sheekh Maxamuud X Yuusuf oo kadigey xuska ciida Kirismaska.

Garoowe, Dec 27 2016-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xuska maalmaha ciida Kirismaska loo yaqaan ee sanadka cusub oo hadda bilowday.

Wasaaradda Caafimaadka Puntland oo qabatay shir kusoo bandhigtay waxqabadkeedda (Sawiro)
DHEGEYSO-Warkii fiidnimo ee Daljir iyo Weriye Cabdullaahi Yare.
Dhegayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir , Warar, Warbixino iyo Waraysiyo Xiisabadan (Maqal)

Garoowe, Dec 27 2016-Sheekh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah culimaa’udiinka Puntland ayaa si kulul uga hadlay xuska maalmaha ciida Kirismaska loo yaqaan ee sanadka cusub oo hadda bilowday.

Sheekh Maxamuud ayaa uga digey shacabka muslimka ah gaar ahaan kan Puntland inay ka qaybgalaan ama ay xusaan maalmahaasi, wuxuuna tilmaamay inay kamid tahay waxyaabaha diinteenu aysan sinaba u ogolaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: