DHEGEYSO-Taliska bilayska oo ka warbixiyey howlgalladii ka socdey Boosaaso.

Boosaaso, Dec 28 2016-Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa weli kasocda howlgaladii ugu ballaarnaa mudo sanado ah kadib markii siyaabo kala duwan loogu diley ilaa saddex mas’uul oo dowladda katirsanaa.

Taliye ku-xigeenka qaybta boliska gobolka Bari Axmed Abshir Axmed (jaraale), oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa faahfaahin ka bixiye howlgaladaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com