Maamulka Jubbaland oo daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka 8-aad

HomeWararka

Maamulka Jubbaland oo daahfuray imtixaanka mideysan ee fasalka 8-aad

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada ayaa daahfuray imtixaanka dugsiga dhexe kaasoo ma

Maamulka G/Banaadir oo la wareegaya qaadista imtixaanka fasalka 8-aad
Dowladda Puntland oo beenisay in ciidamadeeda ay dagaal la galeen kuwa Soomaaliland
Xasan Sheekh oo ka digay in la fashiliyo heshiiskii doorasho ee la gaaray

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan iyo wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada ayaa daahfuray imtixaanka dugsiga dhexe kaasoo maanta ka furmaya guud ahaan dalka.

Ardayda u fariisatay imtixaanka mideysan ee fasalka siddeedaad ee deegaannada Jubbaland ayaa gaareysa 2,360.

Wasiir ku xigeenka wasaaradda waxbarashada Jubbaland axmed Handal oo goobta daahfurka ka hadlay ayaa kula dardaarmay ardayda in ay ka ka fogaadaan qishka aqoontoodana ay tijaabiyaan, isagoo u rajeeyay guul.

Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa sheegay in fursad ay u tahay ardayda Jubbaland imtixaanaadka mideysan ee dowladda wuxuuna kula dardaarmay in ay muujiyaan dadaal dheeraad ah.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0