Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga (Taxanaha 2aad | dhegayso)

HomeWararkaFursadaha

Waxbar Gabadha oo Ciribtir Faqriga (Taxanaha 2aad | dhegayso)

Kor-u-qaadista aqoonta gabdhuhu waa muhiim sidaas darteed waa in laga hortago caqabadaha gabdhaha kaga yimaada deegaanka, dhanka dhaqaalaha iyo dhamma

Qandaraas Iskushuban: Save the Children – Dayactir Barkedo iyo Ceelal
Garoowe: Fursad Shaqo CTG – Sarkaal/Injineer Dhismaha
Garoowe: Fursad Shaqo FAO – Field Emergency Specialist, Garowe, Somalia

Kor-u-qaadista aqoonta gabdhuhu waa muhiim sidaas darteed waa in laga hortago caqabadaha gabdhaha kaga yimaada deegaanka, dhanka dhaqaalaha iyo dhammaan caqabadaha ka hortaagan waxbarasho taam ah, si ay u dhisaan oo ugu diyaargaroobaan nolosha mustaqbalka.

Todobaadkan Barnaamijka waxaan diirada ku saarayna guulahaha la gaaray, caqabadaha weli jira, iyo hammiga timaada dhanka waxbarashada gabdhaha iyo kaqaybqaadashada hormarka bulshada. Waa Barnaamijka waxbar gabadha oo ciribtir faqriga oo ay hoggaaminayso hay’adda Relief International.

Hoos kaga bogo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: