Fanaan lagu dilay Addis ababa iyo Banaanbax ka socda Magaaladaas

HomeWararka

Fanaan lagu dilay Addis ababa iyo Banaanbax ka socda Magaaladaas

Heesaagii da’da yaraa ee si weyn looga yaqaanay dalka Itoobiya ee Haacaaluu Hundeessaa, ayaa la dilay fiidnimadii xalay saacaddu markay ahayd 9:30 p

Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Puntland oo ugu baaqay Beelaha Gobalka Sool inay Midooban (dhegayso)
Maamulka Degamda Taleex oo u Kuurgelaya Xaaladda Deegaanka (dhegayso)
LAASCAANOOD: Ciidamo gurmad ah oo ka soo ruqaansaday Buuhoodle ayaa soo gaadhay Laascaanood.

Heesaagii da’da yaraa ee si weyn looga yaqaanay dalka Itoobiya ee Haacaaluu Hundeessaa, ayaa la dilay fiidnimadii xalay saacaddu markay ahayd 9:30 pm.

Taliyaha booliska Magaalada Addis Ababa Getu Argaw ayaa xaqiijisay dilka , waxaana dhaawac soo gaaray loola cararay Isbitaal oo uu ugu dambeyntii ku geeriyooday.

Warka ku saabsan dilkiisa ayaa waxaa si weyn uga naxay bulshada Itoobiya iyada oo dad badan oo Itoobiyaan ah ay u baroorteen geeridiisa, oo ay cambaareeyeen dilka.

Taliyaha Booliska Magaalada Adis ababa ayaa sheegay in dhowr qof loo qabtay tuhun ah in ay dilka ka dambeeyeen dilka.

Dhinaca kale Banaanbax balaaran ayaa ka socda Magaaladda Addis Ababa,kaas oo looga soo horjeedo dilka fanankaas caanka ahaa

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: