Maamulka Degamda Taleex oo u Kuurgelaya Xaaladda Deegaanka (dhegayso)

Maamulka Degamda Taleex oo u Kuurgelaya Xaaladda Deegaanka (dhegayso)

Duqa degmada Taleex ayaa safar shaqo ku marayo degaano badan oo hoosyimaada degmada halkaas oo uu ugu kuurgaalo xaalada nololeed ee dadka ku dhaqan degaanada uu booqanayo, waxaana weheliya xubnah ka socda wasaarada arimaha gudaha dhaqaatiir iyo la taliyal caafimad. Waxaa kale oo ay degaanada ay marayaan gaarsiiyeen agab waxbarasho oo ay ugu ku jiraan buugtii ardaydu ay wax ku baralahaayen.

DHEGAYSO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com