Dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag

HomeWararka

Dagaal khasaare geeystay oo ka dhacay degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag

Degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag waxaa saaka dagaal ku dhexmaray laba maleeshiiyo belood oo wada dega degaankaas,waxaana ka soo baxaya warar dheraad ah. Dagaalka ayaa ka bilowday muran dhinaca dhulka ah,sida Radio Daljir u sheegen qaar kamid ah dadka degaanka.

Warka Arooryo iyo Xuseen Madar, Daljir Bossaso (dhegayso)
Mikel Arteta oo loo magacaabay tabaraha cusub ee Arsenal
Caawa & Daljir iyo Maxamud Cabdi Ibrahim, Daljir Bossaso (dhegayso)

Degaanka Cawsane ee gobalka Sanaag waxaa saaka dagaal ku dhexmaray laba maleeshiiyo belood oo wada dega degaankaas,waxaana ka soo baxaya warar dheraad ah.

Dagaalka ayaa ka bilowday muran dhinaca dhulka ah,sida Radio Daljir u sheegen qaar kamid ah dadka degaanka.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: