HomeUncategorized

DHEGEYSO-Mas’uuliyiin kahadlay buugaag kasoo horjeeda diinta Islaamka oo Garoowe lasoo geliyey.

Garoowe, Dec 15 2016 -Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowladda Puntland iyo xafiiska xuquuqul aadanaha ee dowladda Puntland ayaa sheegay inaysan waxba kala socon buugaag kasoo horjeeda diinta Islaamka iyo dastuurka Puntland oo Hay’ad ka shaqaysa Puntland ka qaybisay Garoowe.

Dhagayso Talaado 26, January, 2016 – Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Studiyo Boossaaso
Caawa iyo Daljir, Arbaca, April, 24, Axmed Maxamed Tallman (Daljir Garoowe)
Prof. Geedi oo Dowladda Federaalka ah ku eedeyey in ay siyaasad qaldan ku maamulayso dalka

Garoowe, Dec 15 2016 -Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska ee dowladda Puntland iyo xafiiska xuquuqul aadanaha ee dowladda Puntland ayaa sheegay inaysan waxba kala socon buugaag kasoo horjeeda diinta Islaamka iyo dastuurka Puntland oo Hay’ad ka shaqaysa Puntland ka qaybisay Garoowe.

Wasiirka haweenka Anisa Cabdulqaadir iyo gudoomiyaha xafiiska madaxa banaan ee xuquuqda Insaanka Maxamed Yuusuf Cali oo warbaahinta lahadlay ayaa sheegay in buugtaas laga qaybiyey xuskii maalinta xuquuqda aadanaha iyo 16-ka maalmood ee kahortaga tacadiya kadhanka ah ahweenka.

http://daljir.com//resources3/files/Warbixin%20Wasaarada%20Haweenka%20Puntland%20iyo%20Xafiiska%20Xuquul%20adanaha%20Puntland%20%20oo%20ka%20hadlay%20Buug%20ay%20so%20galiyeen%20Puntland%20mid%20kamid%20ah%20Hay%20adah

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: