HomeUncategorized

Dhagayso Talaado 26, January, 2016 – Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Studiyo Boossaaso

Dhagayso Talaado 26, January, 2016 - Caawa iyo Daljir Maxamuud Cabdi Ibraahim Daljir Studiyo Boossaaso, qodobada ugu waawayn waxaa ka mid ah.

Guddiga xulida baarlamaanka oo iska fogeeyay eedayntii Shariif Sh. Axmed.
DHEGEYSO-Banaan bax roob-doon ah kii ugu ballaarnaa oo Garoowe kadhacay.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.
Kulanti wanaagsan dhagaystayaal kusoo dhawaada barnaamijkii Caawa iyo Daljir oo idinkaga imaanaya Daljir xarunteeda Boossaaso, waxaa barnaamijka idinla socodsiinaya wariye Maxamuud Cabdi Ibraahim. Qodobada ugu waawayna waxaa ka mid ah.
 
Xildhibaano ka tirsan Puntland oo ka hadlay Geedi-socodka wadatashiga doorashooyinka Soomaaliya.
 
Dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee tubta Hiigsiga 2016
 
AU Wariye Cabdi Xaaji Gobdoon oo lagu aasay Muqdisho, iyo warbixin la xiriirta tiikhdiisa.  Iyo qodobo kale.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: