HomeUncategorized

DHEGEYSO-Barnaamijkii Xulashada iyo Xuseen Madar.

Boosaaso, Dec 12 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir ee Maanta waxaana barnaamijka xarunat Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale (X.Madar) Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS.

Baahin: Sabti, Jun 25, Weriye Adam Shardi ~ Daljir ~ Garowe. C/salaam Cali Saylaan, dambi-baare ka tirsanaa saraakiisha ciidanka Puntland oo lagu dilay Galkacyo; Meydka 2 nin oo la gawracay oo laga helay duleedka tuulada Yalho, Bari; G/sare Ibraahim M. Faarax ayaan ka waraysanay; Xuska 26-ka June; Maxamed Sugulle Maxamuud oo xubin ka ahaa SYL ayaan ka waraysanay.
DHAGAYSO:Barakcayaasha Bosaaso oo Tartan kubadda Cagta ah loo Qabanayo
DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo CC Geeddi.

Boosaaso, Dec 12 2016-Kulan wanaagsan kusoo dhowaada barnaamijkii xulashada Daljir ee Maanta waxaana barnaamijka xarunat Daljir ee Magaalada Boosaaso kasoo jeedinaya Xuseen Cabdi Jimcaale (X.Madar)  Xulashada Daljir waxaa idiin sahashay shirkadda GOLIS.   

Isgaarsiin waa Golis. Isgaarsiinta gayigeena. Adeeg casri ah yuu ku seegin adna ha seegin oo ha ka maqnaan baraha bulshada. GOLIS, isgaarsiinta gayigeena! GOLIS KU DOORO HAL ABUUR IYO HORUMAR JOOGTA AH!

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: