Wasiir dhabancad oo kulamo ka wada degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar

HomeWararka

Wasiir dhabancad oo kulamo ka wada degmadda Waaciye ee gobalka Karkaar

Wasiiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka & Dimuqraadiyenta Dawladda Puntland ayaa kulanka La qaatay Maamulka Degmada Waaciye iyo Qeybaha Kale Du

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in la is caawiyo
Warka Arooryo iyo Maxamed Lakiman, Daljir Garoowe (dhegayso)
Maamulka Jubbaland oo edeyaay Ciidamadda AMISOM (dhegayso)

Wasiiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Faderalka & Dimuqraadiyenta Dawladda Puntland ayaa kulanka La qaatay Maamulka Degmada Waaciye iyo Qeybaha Kale Duwan ee Bulshada Degmada.

kulanka ayaa ku saabsanaa wacyi galin ku saabsan Dhismaha Gollaha Deegaanka Hannaanka Geedi socodka Dimuraadiyada Puntland,xoojinta Nabadda iyo wada shaqeynta Bulshada iyo Dawladda, Arrimaha Hormarinta Degmada, Dardar gelinta canshuuraha.

Waftiga uu hogaaminayey Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad, ayaa ka koobnaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPl, xildhibaan Saleemaan Faarax Ciise oo ka tirsan DPL, iyo Gudoomiye ku xigeenada Gobalada Bari iyo Karkaar,

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: