Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo gaaray deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye oo gaaray deegaanka Gawaan ee Gobolka Mudug.

Madaxweynaha ayaa booqasho gaaban ku tagay isbitaalka guud ee Gawaan ayaa kormeeray qeybaha uu ka kooban yahay isbitaalka Gawaan.

Agaasimaha guud ee isbitaalka Gaawan Dr Cumar Maxamed Cilmi (Cumar Bile) ayaa madaxweynaha uga warbixiyay qaabka uu u shaqeeyo isbitaalka.

Ugu dambeyn Madaxweynaha ayaa shahaado sharaf gudoonsiiyay agaasimaha guud ee Gawaan taas oo uu ku muteystay howsha wanaagsan ee uu u hayo dadka deegaanka.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com