Maamulka Galmudug oo Gaalkacyo ka hirgaliyeey xarunta xakemaynta COVID-19

HomeWararka

Maamulka Galmudug oo Gaalkacyo ka hirgaliyeey xarunta xakemaynta COVID-19

Wasiir dowlaha wasarada Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano iyo taliyaha Booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta karantiilka COV

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan oo sheegay inuu is casilayo haddii ay heshiin waayaan shacabka Buuloburte
shamuuri oo beeniyay weerar gurigiisa lagu qaaday balse uu sheegay in uu hanjabaad lakulmo
Hiigsi & Hayaan: Taxanaha 35aad iyo Cabdifataax Cumar Geeddi (dhegayso)

Wasiir dowlaha wasarada Caafimaadka GM oo ay wehliyaan wasiiro xildhibaano iyo taliyaha Booliska Galmudug ayaa xariga ka jaray xarunta karantiilka COVID19 Galkacyo.

Hadal kooban oo halkaas uu ka jeediyey Wasiirka ayuu ugu mahadceliyey hay’ada IMC oo kaalin weyn ka qaadatay diyaarinta xaruntaan Waxaa uu sidoo kale ugu baaqay bulshada Galmudug inay taxadaraaan Ayna u hogaansamaan tilmaamaha Caafimaadka ee ay bixinayaan dhaqaatiirtu.

Xarunta waxaa lagu diyaariyey sariiro oxygen iyo agabka lagula tacaalo Covid19 waxaana sidoo kale diyaar ku ah shaqaale u diyaarsan inay la tacaalaan bukaanada usoo rito Covid19.

Diwaanka wararka
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: