AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

AADAN FAARAX OO LOO MAGACAABAY AFHAYEENKA GOLAHA FEDEREESHINKA ITOOBIYA

Aadan Faarax oo ahaa Kuxigeenka Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa loo magacaabay afhayeenka Golaha Federeeshinka Dawladda Federaalka Itoobiya. Gudigga fulinta Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ansixiyey magacaabista, una dhaariyey Aadan Faarax Afhayeenka Golaha Federeeshinka Itoobiya. Diiwaanka wararka Radio Daljir Jigjiga

G/ Dhexe Nimcaan Cali Maxamuud: “Ciidamada Xooga Gaarka ah ee DDS cid gadatay majirto”
SHACABKA KU DHAQAN XAAFADA 12AAD EE MAGAALADA JIGJIGA OO SOO DHAWEEYAY DHISMAHA WADDO MUHIIM AH OO XAAFADA DHEXMARTA. (dhegayso)
DHAGAXBUUR, DAWLADDA DEEGAANKA SOOMAALIDA (DDS) – Sawirro

Aadan Faarax oo ahaa Kuxigeenka Madaxwaynaha Dawladda Deegaanka Soomaalida (DDS) ayaa loo magacaabay afhayeenka Golaha Federeeshinka Dawladda Federaalka Itoobiya.

Gudigga fulinta Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa ansixiyey magacaabista, una dhaariyey Aadan Faarax Afhayeenka Golaha Federeeshinka Itoobiya.

Diiwaanka wararka

Radio Daljir

Jigjiga

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: