Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

HomeWararka

Guddiga hormarinta degmadda Burtinle oo dhaqaale lagu wareejiyeey (dhegayso)

Degaanka bahalay ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga burtinle gudiga degaanka bahalay ayaa gudiga hormarinta degmada burtinle ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 700 oo dollar. Wariye Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa Warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

Nin dilay hooyadi oo Maxkamad lasoo taagay dalka Biljimka (dhegayso)
Soomaaliya oo ka faa’iidaysanaysa lixdanka bilyan ee doolar ee Shiinaha
Sheekh Mukhtaar Roobow oo gaaray Baydhabo (Sawiro)

Degaanka bahalay ayaa marki labaad ka soo qaybqatay dhismaha laamiga burtinle gudiga degaanka bahalay ayaa gudiga hormarinta degmada burtinle ku warejiyeen deeq lacageed oo dhan 700 oo dollar.

Wariye Axmed Cabdi Axmed (Axmed Deeq) ayaa Warbixintan Burtinle ka soo jeedinaya.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: